HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo kormeer ku tagay dekadda Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeer ku tagay dekadda Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagay dekadda Muqdisho isagoo u kuurgalay habsami u socodka howlaha dekadda. Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wasiirrada hay’adaha dhaqaalahah dalka iyo mas’uuliyiinta Amniga dekadda ayaa ka dhageystay warbixin ku saabsan horumarrada dekadda iyo wada shaqeynta hay’daha kala duwan ee ka howl gala dekadda oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagay dekadda Muqdisho isagoo u kuurgalay habsami u socodka howlaha dekadda.

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wasiirrada hay’adaha dhaqaalahah dalka iyo mas’uuliyiinta Amniga dekadda ayaa ka dhageystay warbixin ku saabsan horumarrada dekadda iyo wada shaqeynta hay’daha kala duwan ee ka howl gala dekadda oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dalka.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay hay’adahan in ay xoojiyaan wada shaqeynta dhexdooda ah, tayeynta iyo dardar gelinta adeegyada dekadda ayna dhowraan hufnaanta nidaamka dakhli ururinta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts