HomeWararYahuudda oo walaac ka muujisay Gantaalaha Xisbullaah

Yahuudda oo walaac ka muujisay Gantaalaha Xisbullaah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Israel ma dooneyso inay dagaal la gasho Xizbullah, hase yeeshee waxay diyaar u tahay inay maalinkii wajahdo 2,000 oo gantaal oo kaga yimaada kooxda reer Lubnaan haddii dagaal uu qarxo, waxaa sidaas AFP u sheegay sarkaal militari oo Israeli ah. Bishii May ee sanadkan, ciidamada Israel ayaa dagaal socday 11 maalmood la galay kooxda Xamas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Israel ma dooneyso inay dagaal la gasho Xizbullah, hase yeeshee waxay diyaar u tahay inay maalinkii wajahdo 2,000 oo gantaal oo kaga yimaada kooxda reer Lubnaan haddii dagaal uu qarxo, waxaa sidaas AFP u sheegay sarkaal militari oo Israeli ah.

Bishii May ee sanadkan, ciidamada Israel ayaa dagaal socday 11 maalmood la galay kooxda Xamas ee Marinka Gaza, kuwaas oo Israel kusoo tuuray 4,400 oo gantaal.

- Advertisement -

Israel waxay sheegtaa in habkeeda difaaca gantaallada ee Iron Dome uu dhexda ka qabtay 90% gantaalladaas ayada oo kaliya 300 ay ku dhaceen degmooyin la degan yahay.

Bishii May, magaalooyinka Tel Aviv iyo Ashdod waxay wajaheen “tiradii ugu badneyd oo gantaallo lagu soo tuuray ah taariikhda Israel,” waxaa sidaas yiri Uri Gordin, oo ah madaxda Taliska Difaaca Gudaha ee ciidamada Israel.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts