HomeWararGuddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose oo xilkii laga qaaday

Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose oo xilkii laga qaaday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa goordhaweyd xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose Abdulqadir Maxamed Nuur Siidii. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa xilka looga qaaday Siidii, sidoo kalena waxaa lagu magacaabay Guddoomihaha Cusub ee Gobolkaasi, waxaana loo maagcaabay Mohamed Abdirahim Nur. Hoos ka akhriso Warqadda Xil ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa goordhaweyd xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose Abdulqadir Maxamed Nuur Siidii.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa xilka looga qaaday Siidii, sidoo kalena waxaa lagu magacaabay Guddoomihaha Cusub ee Gobolkaasi, waxaana loo maagcaabay Mohamed Abdirahim Nur.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso Warqadda Xil ka qaadista iyo magacaabista

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts