HomeWararKenya oo gacanta ku dhigtay Nin qirtay inuu kufsi iyo Dil u...

Kenya oo gacanta ku dhigtay Nin qirtay inuu kufsi iyo Dil u geystay Haween

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Nin qirtay inuu kufsaday saddex dumar ah ka hor inta uusan dillin ayaa falkaan argagaxa leh wuxuu dusha ka saaray oo uu ku eedeeyay kaniisad ku taala magaalada Kiambu ee dalka Kenya, sida uu qorayo wargayska NATION ee ka soo baxa dalkaas. Wuxuu ku andacooday in kaniisaddu ay isaga siinaysay lacag gaaraysa 300 oo doolar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin qirtay inuu kufsaday saddex dumar ah ka hor inta uusan dillin ayaa falkaan argagaxa leh wuxuu dusha ka saaray oo uu ku eedeeyay kaniisad ku taala magaalada Kiambu ee dalka Kenya, sida uu qorayo wargayska NATION ee ka soo baxa dalkaas.

Wuxuu ku andacooday in kaniisaddu ay isaga siinaysay lacag gaaraysa 300 oo doolar marka uu qof dilo. Ninkan oo lagu magacaabo Paul Magara Morara, oo 29 jir ah, ayaa hadda ku xiran Saldhigga Booliska ee deegaanka Ruiru ee ismaamulka Kiambu Kenya.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay in kaniisad ay siisay lacag dhan 300 oo doolar ka dib markii uu fuliyay amar ay siisay oo ahaa inuu dilo saddexda haweenka ah.

“Kaniisadda waxaa i baray sannadkii hore saaxiibkay, qof kasta oo aad disho waxaa laguugu siinayaa lacag gaaraysa 300 oo doolar . Waxaa la ii sheegay in haweenku ay ahaayeen kuwa ugu fudud ee la dilo, ”ayuu ku yiri Morara waaxda dambi baarista.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts