HomeCaalamkaJanaraalka hogaamiya dowladda milateriga Myanmar oo laga reebay Shir

Janaraalka hogaamiya dowladda milateriga Myanmar oo laga reebay Shir

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Janaraalka awoodda Myanmar la wareegay bishii Febraayo ayaa waxaa laga rebeay shirka ay dabayaaqada bishan yeelanayaan hogaamiyayaasha Koonfur Bari Aasiya.

Dowladda Milateriga ee Myanmar ayaa go’aankaasi waxa ay eedaysay inuu ku yimid faragelin shisheeye.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in Mareykanka iyo Midowga Yurub ay cadaadis ku saareen urur goboleedka ASEAN in aanay casuumin Janaraal Min Aung Hlaing.

Urur goboleedka ASEAN ayaa sheegay in milateriga Burma uusan wax badan ka qaban qaska dalkaasi ka taagan.

Ururkaasi badanaa ma faragashto arrimaha gudaha ee dalalka xubnaha ka ah.

Latest stories