HomeCaalamkaRa’iisul Wasaaraha Suudaan oo wada qorshe lagu soo afjarayo khilaaf taagan

Ra’iisul Wasaaraha Suudaan oo wada qorshe lagu soo afjarayo khilaaf taagan

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamadook ayaa Jimcihii shalay shaaca ka qaaday in uu damacsanyahay meel marinta qorshe cusub oo lagu soo afjarayo khilaafka siyaasdeed ee ka taagan dalkiisa.

Ra’iisul Wasaare Xamadook, ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay qaadi doonto tallaabo wax ku ool ah oo wax looga baddalayo Siyaasadda Suudaan.

- Advertisement -

Ra’iisul wasaare Xamadook, ayaa sidoo kale tilmaamay in khilaafkii Siyaasadeed ee ugu xumaa Suudaan, uu soo maray mudadii labada sano aheed ee uu dalka ku jiray nidaamka ku meel gaarka, taasi oo keentay in ay ka aamin baxaan qaar ka mid ah waddamo saaxiibo laha Suudaan.

 

Latest stories