HomeWararDowladda Soomaaliya iyo Thailand oo ka wada hadlay xiriirka labada Dal

Dowladda Soomaaliya iyo Thailand oo ka wada hadlay xiriirka labada Dal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u jooga Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuurb Tarsan ayaa kulan gaar ah la yeeshay danjiraha Thailand ee dalka Kenya Danjire H.E. Sasirit Tangulrat. Labada safiir ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Thailand oo ku saleysan horumarinta ganacsiga gaar ahaan kalluumaysiga, caafimaadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u jooga Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuurb Tarsan ayaa kulan gaar ah la yeeshay danjiraha Thailand ee dalka Kenya Danjire H.E. Sasirit Tangulrat.

Labada safiir ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Thailand oo ku saleysan horumarinta ganacsiga gaar ahaan kalluumaysiga, caafimaadka iyo waxbarashada.

- Advertisement -

Danjiraha Thailand ee dalka Kenya Danjire H.E. Sasirit Tangulrat ayaa Safiir Maxamud Axmed Nuur u sheegtay inay ka shaqeyneyso sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, si loo horumariyo Arrimaha kalluumaysiga, Caafimaadka iyo Waxbarashada.

Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur Tarsan ayaa dhankiisa u mahadceliyay Danjire H.E. Sasirit Tangulrat, iyagoona iskula dardaarmay ka shaqeynta horumarka dalalka ay Safiirada u yihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts