HomeWararDad ay ku jiraan Soomaali oo fal dhaawac ah loogu geystay Mareykanka

Dad ay ku jiraan Soomaali oo fal dhaawac ah loogu geystay Mareykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dad dhowr ah oo ay ku jiraan Soomaali ayaa fal dhaawac ah waxaa fiidnimadii Jimcaha loogu geystay koonfurta Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka, kadib Israsaaseyn dhexmartay dad hubeysan. Booliska Minneapolis ayaa sheegay in dad hubeysan oo ku sugnaa Saddex meelood oo kala duwan oo ku yaalla koonfurta Magaaladda Minneapolis ay Israsaaseeyeen, isla markaana rasaasta ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dad dhowr ah oo ay ku jiraan Soomaali ayaa fal dhaawac ah waxaa fiidnimadii Jimcaha loogu geystay koonfurta Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka, kadib Israsaaseyn dhexmartay dad hubeysan.

Booliska Minneapolis ayaa sheegay in dad hubeysan oo ku sugnaa Saddex meelood oo kala duwan oo ku yaalla koonfurta Magaaladda Minneapolis ay Israsaaseeyeen, isla markaana rasaasta ay ku dhaawacmeen Lix ruux oo ay ku jiraan Soomaali.

- Advertisement -

Ciidanka Booliska Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa tilmaamay inay wadaan baaritaano kala duwan oo ku aadan sababta keentay in dadkaas ay rasaas khasaaro dhalisay ay isweydaarsadan.

Dadka dhaawacmay oo ay qeyb ka yihiin dhalinyaro Soomaali ah ayaa waxaa la geeyay Isbitaalo, si loogu daaweyo, waxaana Booliska ay wadaan baaritaano ku aadan qaabka uu u dhacay falkaas.

Weli lama cadeyn magacyadda dadka dhaawacmay iyo dadka ka dambeeyay fal dambiyeedyaddan kala duwan ee ka kala dhacay Saddex meelood oo ku yaalla koonfurta Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts