HomeWararShaqaalaha Dowladda Somalia oo loo fasaxay weyneynta dhalashada Nebi Muxamed (NNKH)

Shaqaalaha Dowladda Somalia oo loo fasaxay weyneynta dhalashada Nebi Muxamed (NNKH)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa dhammaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ku wargelisay inay fasax yihiin maalinta Isniinta oo taariikhu ku beegan tahay 18-ka bishaan Octoober. War-saxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa waxaa lagu sheegay in sababta shaqaalaha loo fasaxay tahay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa dhammaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ku wargelisay inay fasax yihiin maalinta Isniinta oo taariikhu ku beegan tahay 18-ka bishaan Octoober.

War-saxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa waxaa lagu sheegay in sababta shaqaalaha loo fasaxay tahay in maalinta Isniinta ay ku beegan tahay 12-ka Bisha Mowliid ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).

- Advertisement -

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa shaqaalaha iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeysay Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH) oo ku beegan 12-ka Bisha Mowliid ama Rabiicul Awal.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sanad kasta marka la gaaro 12-ka bisha Mowliid  shaqaalaha dowladda iyo iyo kuwa gaarka u fasaxda weyneynta munaasabadda xuska dhalashadii Nabigeenna Muxamed NNKH.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka lasoo saaray.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts