HomeCaalamkaCiidamada Tigray oo walaac ka muujiyay weeraro kaga imaanaya Dowladda dhexe

Ciidamada Tigray oo walaac ka muujiyay weeraro kaga imaanaya Dowladda dhexe

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidamada Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada federaalka iyo xulafadooda ay bilaabeen weerarro abaabulan. Waxay shegeeen in madaafiic xooggan, taangiyo iyo diyaaradaha dagaalka loo adeegsaday ciidamadooda. Xubin sare oo ka tirsan kooxda TPLF ayaa sheegay in ciidamada Tigray ay ku sugan yihiin deegannadooda. Getachew Reda ayaa sheegay in weerarrada dowladda ee bilowday toddobaakdii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada federaalka iyo xulafadooda ay bilaabeen weerarro abaabulan. Waxay shegeeen in madaafiic xooggan, taangiyo iyo diyaaradaha dagaalka loo adeegsaday ciidamadooda.

Xubin sare oo ka tirsan kooxda TPLF ayaa sheegay in ciidamada Tigray ay ku sugan yihiin deegannadooda.

- Advertisement -

Getachew Reda ayaa sheegay in weerarrada dowladda ee bilowday toddobaakdii la soo dhaafay ay haatan xoogeysteen. Ilaa haatan weli wax war ah kama soo bixin xukuumadda Addis Ababa.

Isgaarsiinta oo go’an ayaa ka dhigan inaysan suurto gal ahayn in si madax bannaan loo xaqiijiyo wararka gobolka. Ku dhowaad labo milyan oo qof ayaa ka barakacay gobolka Tigray muddada 11-ka bilood ee uu dagaalku socdo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts