HomeCaalamkaMadaxweyne loola cararay qaybta lagula tacaalo dadka xaaladooda ay aad u liidato

Madaxweyne loola cararay qaybta lagula tacaalo dadka xaaladooda ay aad u liidato

Date:

Related stories

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe

Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.

Trump oo dadka weydiiyay wax aan dhicin

Trump oo mar kale sheegay in dabayl la'aan ay sababtay in dadka aysan daawan karin dood siyaasadeed 2024. Khubaradu waxay sheegayaan in aanay jirin caddeyn muujinaysa dhacdadaas.

Maqaayad Xalaal Ah Oo Kala Qaybisay Faransiiska

Dagaal ku saabsan makhaayad digaag xalaal ah oo Paris ka taal ayaa noqday astaan u ah kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Faransiiska, iyadoo u dhexeeya duqa Sooshaalistaha iyo xisbiga far-left ee France Unbowed.

Madaxweynaha Czech, Milos Zeman, ayaa loola cararay qaybta lagula tacaalo dadka xaaladooda ay aad u liidato ah ee isbitaal ku yaal magaalada Prague. Inta uu ku guda jiro go’aan ka gaarista cidda uu ku casuumi doono inay soo dhisto dowlad cusub, kadib doorashadii baarlamaaniga ee dhawan soo gebagaboowday. Mr Zeman, oo da’disu tahay toddoba iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Czech, Milos Zeman, ayaa loola cararay qaybta lagula tacaalo dadka xaaladooda ay aad u liidato ah ee isbitaal ku yaal magaalada Prague.

Inta uu ku guda jiro go’aan ka gaarista cidda uu ku casuumi doono inay soo dhisto dowlad cusub, kadib doorashadii baarlamaaniga ee dhawan soo gebagaboowday.

- Advertisement -

Mr Zeman, oo da’disu tahay toddoba iyo toddobaatan sano jir , ayaa muddo heer qabay dhibaatooyin caafimaad, laakiin dhakhaatiirtu shaaca kama aysan qaadin xaaladdiisa caafimaad.

Inta uu xanuunka ku dhicin waxaa uu wadahadalo kula jiray Ra’iisul wasaaraha, Andrej Babis – oo saaxiibkiis dhow.

Mr Babis iyo xisbigiisii ANO ee ayaa natiijo xumi kala kulmay doorashadii dhawaan la qabtay ah, waxayna u muuqata inaysan u suurogalayn inuu sameeyo isbahaysi si uu xukunka u sii haysto.

- Advertisement -

 

Latest stories