HomeCaalamkaMareykanka oo ka dalbaday Pyongyang inay ka fogaato ficil keeni kara Xiisad

Mareykanka oo ka dalbaday Pyongyang inay ka fogaato ficil keeni kara Xiisad

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Dowladda Mareykan ayaa ugu baaqday Kuuriyada Waqooyi inay ka waantowdo ficillada sii kordhaya ee meesha ka saari karo wadahadalada iyo iskaashiga u dhexeeya labada Kuuriya iyo Mareykanka.

Lataliyaha Amniga Qaranka ee Aqalka Cad Jake Sullivan, bayaan uu soo saaray kadib kulan uu kula qaatay Washington dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed Suh Hoon ayuu sheegay in ay wanagsantahay in Pyongyang ay joojiso waxyaabaha sababi karo carqaladeeynta iskaashi ee ay la leedahay Caalamka intiisa kale.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in horumarinta hubka ay lama huraan u tahay si looga hortago siyaasadaha cadaawadda leh ee Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed.

Khudbad uu ka jeediyay Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, bandhiggii horumarinta difaaca  Pyongyang ayaa kordhineysay xiisadda soo cusbonaatay ee keentay in Washington ay ka falceliso.

Sawirro ay baahisay warbaahinta, ayaa muujinaya Kim Jong Un oo ag taagnaa hub kala duwan, oo ay ku jiraan Gantaalaha qaaradaha isaga goosha, sida Hwasong-16.

Latest stories