HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Safiirka Somalia ee Qatar

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Safiirka Somalia ee Qatar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo weli ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa Maanta booqday xarunta safaaradda DFS ku leedahay Magaaladaas. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kormeeray qeybaha  kala duwan ee Xarunta safaaradda dowladda Federaalka ee Dooxa, waxaana kormeerka uu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha ku wehlinayay  Xubno ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo weli ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa Maanta booqday xarunta safaaradda DFS ku leedahay Magaaladaas.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kormeeray qeybaha  kala duwan ee Xarunta safaaradda dowladda Federaalka ee Dooxa, waxaana kormeerka uu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha ku wehlinayay  Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa Warbixinna ka dhageystay safiirka Soomaaliya u fadhiya Qadar Ambassador Cabdirasaaq Faarax Cali, iyo howl wadeennada safaaradda.

Rooble ayaa uga mahadceliyay Safiir Cabdirasaaq Faarax iyo wadeennada safaaradda Soomaaliya shaqooyinka iyo adeegyada ay u qabtaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Dooxa.

Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalmo kahor safar ku gaaray dalka Qatar, kadib markii Rooble uu Casuumaad ka helay Amiirka dalka Qadar Shiikh Tamim Bin Hamad Al-Thani, isla markaana uu la kulmay Amiirka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts