HomeWararDarawal Soomaali ah oo ku geeriyooday Shil ka dhacay Mareykanka

Darawal Soomaali ah oo ku geeriyooday Shil ka dhacay Mareykanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa shil baabuur ku dhintay darawal Soomaali ah oo waday baabuurta waaweyn ee loo yaqaano (truck) ee u kala goosha magaalooyinka iyo Goboladda dalka Mareykanka. Shilkan ayaa ka dhacay wadada weyn ee 94-ka ee magaaladda Chicago, gobolka Illinois. Wadada uu shilka dhimashadda sababay ka dhacay ayaa ah wado goboladda dalka Mareykanka looga kala goosho oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa shil baabuur ku dhintay darawal Soomaali ah oo waday baabuurta waaweyn ee loo yaqaano (truck) ee u kala goosha magaalooyinka iyo Goboladda dalka Mareykanka.

Shilkan ayaa ka dhacay wadada weyn ee 94-ka ee magaaladda Chicago, gobolka Illinois. Wadada uu shilka dhimashadda sababay ka dhacay ayaa ah wado goboladda dalka Mareykanka looga kala goosho oo dhex-marta Magaalooyin waaweyn ee dalkaas.

- Advertisement -

Darawalka Soomaaliga ahaa ee shilka ku geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray  Allaha u naxariistee Maxamed Cali Jaamac, isla markaana waxaa uu kamid ahaa Darawada kexeeya baabuurta waaweyn ee loo yaqaano (truck).

Marxuun Maxamed Cali Jaamac ayaa ahaa Aabbe afar carruur ah iyo xaas, wuxuuna deganaa Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, waxaana weli socda baaritaan la xiriira sababta keentay shilka iyo sida ay wax u dhaceen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts