HomeWararDagaal khasaaro dhaliyey oo dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab

Dagaal khasaaro dhaliyey oo dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee galabta ka dhacay deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay, kadib markii rag hubeysan oo ka tirsan Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaanka Janaale, waxaana dagaalka uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee galabta ka dhacay deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Dagaalkan ayaa ka dambeeyay, kadib markii rag hubeysan oo ka tirsan Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaanka Janaale, waxaana dagaalka uu socday muddo ku dhow dhowr iyo soddon daqiiqo.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa sheegay inay ka hortageen weerarkii uga yimid Al-shabaab, isla markaana iska difaaceen weerarkaas, ayna khasaaro gaarsiiyeen raggii weerarka soo qaaday, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanka Janaale  ee Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegeen inay dileen laba xubin oo ka tirsan Al-shabaab, ayna ka furteen hub uu kamid ah yahay Qoryaha AK47.

Al-shabaab iyo Ciidanka Xoogga ayaa dhowr mar ku dagaalamay degaano ka tirsan Shabeellaha Hoose, iyadoona halkaas ay ka dhaceen weeraro isugu jiray qaraxyo iyo kuwo toos ah oo Al-shabaab ay ku qaadeen Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts