HomeCaalamkaTirada dadkii lagu laayay dagaaladii sokeeye ee Suuriya ka dhacay oo la...

Tirada dadkii lagu laayay dagaaladii sokeeye ee Suuriya ka dhacay oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Falanqay ay Qaramada Midoobey ku sameysay dilalka diiwaangashan ee dagaalka 10-sano ka socda dalka Suuriya ayaa lagu ogaaday in qiyaastii 350,000 oo qof oo rayid ah la dilay intii u dhaxaysay bishii March 2011 oo ku aaddan markii ay qarxeen qalelaasaha dadlkaas iyo March ee sanadkan. Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xil iska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Falanqay ay Qaramada Midoobey ku sameysay dilalka diiwaangashan ee dagaalka 10-sano ka socda dalka Suuriya ayaa lagu ogaaday in qiyaastii 350,000 oo qof oo rayid ah la dilay intii u dhaxaysay bishii March 2011 oo ku aaddan markii ay qarxeen qalelaasaha dadlkaas iyo March ee sanadkan.

Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xil iska saaray falanqaynta, una soo gudbiyay natiijooyinka Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana xafiiskan uu joojiyay tirinta dhimashada dagaalka sokeeye sanadkii 2014, iyado sababatana ay ku sheegeen uruurinta macluumaadka la xaqiijin karo oo noqotay mid aad u adag oo khatar badan.

- Advertisement -

Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Michele Bachelet ayaa sheegtay in xogta tirada dhimashada la xiriirta isku dhacyada ay ka badan tahay 350,000, waxaana xogtan aruuriyay ururada bulshada rayidka iyo dowladda Suuriya.

Tirada ugu badan ee dilalka la diiwaangeliyey ayaa ka dhacay magaalada Alepp, waxaana ku xiga miyiga magaalada caasimadda ah ee Dimishiq oo ay dad badan ku dhinteen iyo magaalooyinka, Homs, Idlib, Hama, iyo Tartus.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts