HomeCaalamkaRuushka oo ka hadlay in xiligaan Aqoonsi Caalami ah la siiyo Afgaanistaan

Ruushka oo ka hadlay in xiligaan Aqoonsi Caalami ah la siiyo Afgaanistaan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa sabtidii sheegay in aqoonsi dowladnimo oo Taliban la siiyaa  ​​uusan hadda miiska wada hadalka saarayn.

Wasiirka oo ka hadlayay shir jaraa’id oo dhinac socday kalfadhigii 76 -aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, Lavrov wuxuu yiri: “Su’aasha ku saabsan aqoonsiga caalamiga ah ee Taalibaan xilligan xaadirka ah miiska ma saarna.”

- Advertisement -

Waxa kale oo uu intaasi ku daray inay xiriir la leeyihiin Daalibaan, isla markaana ay aad muhiim u tahay inay Taliban fuliyaan ballanqaadyadooda.

Latest stories