HomeWararJustin Trude oo markii 3aad ku guuleystay doorashada Canada

Justin Trude oo markii 3aad ku guuleystay doorashada Canada

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku guuleystay doorashada guud ee ka dhacday dalkaas. Waxaa dalkaas ka socotay tirinta codadka doorashada oo ay ku loollamayaan tiro xisbiyo ah oo raadinaya in ay helaan xildhibaano ku filan dhanka baaralamaanka si ay u hoggaamiyaan dalkaasi sannadaha soo socda. Waa markii saddexaad ee Trudeau uu ku guuleysta doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku guuleystay doorashada guud ee ka dhacday dalkaas.

Waxaa dalkaas ka socotay tirinta codadka doorashada oo ay ku loollamayaan tiro xisbiyo ah oo raadinaya in ay helaan xildhibaano ku filan dhanka baaralamaanka si ay u hoggaamiyaan dalkaasi sannadaha soo socda.

- Advertisement -

Waa markii saddexaad ee Trudeau uu ku guuleysta doorashada federaalka balse dhaleeceeya waxay sheegayaan in doorashadan wakhtiga lagu lumiya uun.

Xisbiga uu hoggaamiyo Justun Trudeau ee Liberalka ayaa ku guuleystay doorashadii guud ee ka dhacda dalkaas wuxuu helay 156 kamid ah kuraasta baarlamaanka dalkaas.

Halka xisbiga mucaaradka Canada uu helay 122 kursi.

- Advertisement -

Justin Trudeau waxaa hadda laga sugaya dowlad wadaag ah maadama xisbigiisa uusan ku guuleysan cod aqlabiyad ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts