HomeCaalamkaCiidamada Booliska Magaalada Washington oo heegan buuxa la geliyay+ sababta

Ciidamada Booliska Magaalada Washington oo heegan buuxa la geliyay+ sababta

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Boqollaal ka mid ah ciidanka Booliska ayaa maanta la dhigay qeybo ka mid ah waddooyinka soo gala Aqalka Cad iyo Xarunta Koongareeska ee magaaladan Washington D.C, si ay uga hortagaan suurtagalnimada rabshado ka dhaca mudaaharaad lagu wado in galabta ay sameeyaan boqollaal ka mid ah taageerayaasha madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.

Dadka isugu iman doono caasimadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay gaarayaan boqollaal qof.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in dibadbaxoodu uu yahay mid ay ku taageereyaan dadka u xiran fal danbiyeedyadii ka dhashay weerarkii ay 6-di bishii January ee sannadkan mudaaharaadayaal careysani ku galeen xarunta Koonagreeska Mareykanka ee Capitol Hill.

Xilligaasi ayaa waxaa xarunta ka socday ansixinta doorashada madaxweyne Biden. Dadkaasi oo taageersanaa madaxweynihii hore ee Trump ayaa diidanaa ansaxnimada doorashadii 2020-kii ee uu ku soo baxay madaxweyne Biden.

Latest stories