HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee dalka Aljeeriya oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Aljeeriya oo geeriyooday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynihii hore ee dalka Aljeeriya Cabdicasiis Butefliiqa ayaa Jimcihii geeriyooday isagoo da’diisu aheyd 84 sano, waxaana uu ahaa nin sariir fuul ah maadaama cudurka faaliga uu haleeley 2013. Tan iyo 2014 Butefliiqa waxaa lagu naysaasi jirey Madaxweynihii mala awaalka ahaa, maadaama xilligaas markii afaraad dib loo doortay isagoo awoodin in uu ka qeybgalo xafladaha ololihiisa. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalka Aljeeriya Cabdicasiis Butefliiqa ayaa Jimcihii geeriyooday isagoo da’diisu aheyd 84 sano, waxaana uu ahaa nin sariir fuul ah maadaama cudurka faaliga uu haleeley 2013.

Tan iyo 2014 Butefliiqa waxaa lagu naysaasi jirey Madaxweynihii mala awaalka ahaa, maadaama xilligaas markii afaraad dib loo doortay isagoo awoodin in uu ka qeybgalo xafladaha ololihiisa.

- Advertisement -

Taariikhyahnada waxay sheegeen in Cabdicasiis Botefliiqa ku dhashay magaalada Wajdah ee dalka Moroko sanadkii 1937.

Dalka Aljeeriya waxaa uu xukumayay 20 sano, bishii Abriil 2019 ayuu xukunka ka degay ka dib markii banaan baxyo maamulkiisa ka dhan ah ka dhaceen guud ahaan dalkaas.

Cabdicasiis Botefliiqa, waxaa uu kamid yahay siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka dhaca Afrikada waqooyi ee Carabta ah.

- Advertisement -

Sanadkii 1999, ayuu qabtay xukunka dalka Aljeeriya isagoo taageero ka heleya ciidanka militiriga xilli dadka reer Aljeeriya ay dareemayaan xanuunka dagaalkii sokeeyey oo galaaftay in ka badan 150,000 oo ruux ka dib 10 sano oo dagaal socday kaas oo u dhexeeyay dowladda iyo mucaaradkii hubeysanaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts