HomeWararMadaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Doorashada Aqalka Sare ee ka dhaceysa Jowhar

Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Doorashada Aqalka Sare ee ka dhaceysa Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ka qeyb galayay kulan Gollaha Wadatashiga Qaranka la qaateen Ku-xigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobey Aamina Mohamed ayaa ka hadlay Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa sheegay in maalinta berri oo Isniin ah ay Musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare ee Hirshabeelle ay Khudbadahooda Musharraxnimo u jeedin doonaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ka qeyb galayay kulan Gollaha Wadatashiga Qaranka la qaateen Ku-xigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobey Aamina Mohamed ayaa ka hadlay Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa sheegay in maalinta berri oo Isniin ah ay Musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare ee Hirshabeelle ay Khudbadahooda Musharraxnimo u jeedin doonaan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Madaxweynaha in doorashada Hirshabeelle ay 33 Musharax ku tartamayaan, kuwaas oo 28 ka mid ah ay qaateen shahaadada, wuxuuna caddeeyay in labada maalin ee soo socota ay dhici doonto doorashada Aqalka Sare.

Isaga oo sii hadlaayay Madaxweyne Cali Guudlaawe ayuu tilmaamay in sababta dib u dhac yar ku keentay Hirshabeelle in ay tahay doorashada oo ka duwan, kuwa Dowlad Goboleedyada kale oo kuraasta la furay.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa maalmo kahor soo gudbiyay Liiska Musharaxiinta, waxaana doorashada ka dhaceysa Magaalada Jowhar ay tahay mid ay ku loolami doonaan Musharaxiin badan oo ay ku jiraan todoba haween.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts