HomeWararShir ka qabsoomay Magaalada Gaalkacyo oo Go'aano cusub laga soo saaray

Shir ka qabsoomay Magaalada Gaalkacyo oo Go’aano cusub laga soo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur Sanye ayaa Maanta oo sabti ah Shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay amniga Gobolkaas iyo kan Magaalada Gaalkacyo. Kulanka oo todobaadkiiba mar la qabto ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa howlaha nabadgalyada ee lagu xaqiijinayo amniga Gobolka, waxaana kulankaas ka qeyb galay Saraakiisha Ciidamada Gobolka Mudug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur Sanye ayaa Maanta oo sabti ah Shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay amniga Gobolkaas iyo kan Magaalada Gaalkacyo.

Kulanka oo todobaadkiiba mar la qabto ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa howlaha nabadgalyada ee lagu xaqiijinayo amniga Gobolka, waxaana kulankaas ka qeyb galay Saraakiisha Ciidamada Gobolka Mudug ee Puntland.

- Advertisement -

Guddoomiye Cabdiladiif Muuse Nuur Sanye iyo Saraakiisha kulmay ayaa latashiyo iyo tala-soojeedino kadib soo saaray Go’aano gabi ahaanba lagu manuucayo in gudaha Magaalada Gaalkacyo lagu dhex qaato hubo, si loo xoojiyo Amniga Shacabka.

Bulshada  Gaalkacyo ayaa waxaa la faray in maanta laga bilaabo la mamnuucay qaadashada hubka lagu dhex wadanayo Magaalada, cidii lagu arkana laamaha Amnigu amar u haystaan in ay ka qaadaan tilaabo sharciga waafaqsan.

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay kamid tahay Magaalooyinka loo Asteeyay inay ka dhacaan doorashooyinka Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee dhanka Galmudug, waxaana horey halkaas uga dhacay weeraro iyo dilal qorsheysan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts