HomeWararMadaxweyne Deni oo socdaal ku mari doono degaanno ka tirsan Gobolka Mudug

Madaxweyne Deni oo socdaal ku mari doono degaanno ka tirsan Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa la filayaa in uu Maanta Booqasho ku tago degaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Mudug, gaar ahaan dhanka uu ka arrimiyo Maamulkaasi. Sida qorshuhu yahay waxaa la filayaa in Siciid Deni uu booqdo Dekadda Garacad, waxaa hadda Madaxweynuhu uu ku sugan Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa la filayaa in uu Maanta Booqasho ku tago degaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Mudug, gaar ahaan dhanka uu ka arrimiyo Maamulkaasi.

Sida qorshuhu yahay waxaa la filayaa in Siciid Deni uu booqdo Dekadda Garacad, waxaa hadda Madaxweynuhu uu ku sugan Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, halKaasi oo uu xalay kaga qayb galay munaasabad weyn oo lagu dallacsiiyay Saraakiil iyo Saraakiil xigeenno ka qayb qaatay nabadeynta Gobolkaasi.

- Advertisement -

Deni ayaa kormeeri doona  qaybaha kaladuwan ee dekadda, waxaana socda dhisme lagu wado qaybo ka mid ah Dekadda.

Sidoo kale Waxaa socda qabanqaabada iyo soodhaweynta Siciid Cabdulaahi Deni ee Garacad, iyadoona Saraakiisha Ciidanka iyo mas’uliyiin kale ay qayb ka yihiin Safarkiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts