HomeWararAgaasimaha Hay’adda Miino-baarista iyo walxaha qarxa ee Galmudug xilka la wareegay

Agaasimaha Hay’adda Miino-baarista iyo walxaha qarxa ee Galmudug xilka la wareegay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Munaasabadda xil-wareejinta agaasimaha Hey’adda Maaraynta Miino-baarista iyo walxaha qarxa ee Galmudug ayaa maantay ka dhacday xarunta wasaaradda amniga ee caasimadda Dusamareeb.

Agaasimaha cusub ee Hey’adda GEMA Maxamed Cusmaan Maxamed oo la magacaabay laba todobaad ka hor ayaa maantay si rasmi ah ula wareegay xilka, ayadoo ay goobjoog ka ahaayeen wasiirka wasaaradda amniga Gudaha Galmudug, agaasimaha guud iyo hawlwadeenada wasaaradda.

- Advertisement -

Maxamed agaasimaha cusub ee Hey’adda ayaa loo rajeeyey hawl-gudasho wacan iyo in ilaahay u fududeeyo waajibaadka culus ee loo xilsaaray.

Munaasabaddaasi xilwareejinta ah ayaa ku soo aadaysa xilli dadka Galmudug ay la kulmayaan dhibaatooyin ka soo gaaraysa miinooyinka iyo walxaha qarxa ee ku duugan dhulka hoostiisa, Galmudug lagu tiriyo dhulka ugu badan miinooyinka iyo walxaha qarxa ee Soomaaliya, lagana filaayo hey’addan in ay maarayso isla markaana isku xirto hey’adaha miina-saarista ee ka hawlgala Galmudug.

Ugu danbayn wasiirka amniga ayaa dhammaan hey’adaha kala duwan ee ka shaqeeya Miina-baarista ka codsaday in ay la shaqeeyaan agaasinka cusub.

Latest stories