HomeWararTaliyaha uu NISA u Magacaabay Farmaajo iyo Saraakiil kale oo Muqdisho shir...

Taliyaha uu NISA u Magacaabay Farmaajo iyo Saraakiil kale oo Muqdisho shir ku leh

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho shir uga furmay Saraakiil ka tirsan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Dowladda, sida Nabad Sugidda iyo Taliska Qaybta Booliska Gobolkani Banaadir. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Taliyaha Booliska Cabdi xasan xijaar,Yaasiin Farey Taliyihii Madaxweyne Farmaajo u Magacaabay Hay’adda NISa, Taliyaha Qeybta Guud Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qoraalle Gudoomiye ku Xigeenka […]

- Advertisement -

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho shir uga furmay Saraakiil ka tirsan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Dowladda, sida Nabad Sugidda iyo Taliska Qaybta Booliska Gobolkani Banaadir.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Taliyaha Booliska Cabdi xasan xijaar,Yaasiin Farey Taliyihii Madaxweyne Farmaajo u Magacaabay Hay’adda NISa, Taliyaha Qeybta Guud Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qoraalle Gudoomiye ku Xigeenka Amniga Gobolka Cali Yare iyo Saraakiil kale.

- Advertisement -

Kulanka kadib ayaa waxaa la filayaa in Saraakiishu ay warbaahinta lahadlaan, waxaana loo yeeray warbaahinta, iyadoo Mas’uuliyiinta shiray ay faah faahin ka bixin doonaan waxyaabihii ay ka shireen iyo arrimo kale oo ku aaddan marxalladda siyaasadeed ee dalka.

Latest stories