HomeCaalamkaWeerar khasaaro dhaliyey oo lala beegsaday Goobo ku yaalla Sacuudiga

Weerar khasaaro dhaliyey oo lala beegsaday Goobo ku yaalla Sacuudiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in ay ka hortageen saddex gantaal oo lagu weeraray magaalooyinka Najran iyo Jazan ee kooofurta wadankaas. Ma jirto koox sheegtay in ay ka dambeysay mas,uuliyadda gantaalada balse isbaheysiga uu horkacayo Sacuudiga ayaa weerarkaasi ku eedeeayay dowladda Iran oo taageerta maleeshiyadda Xuutiyiinta. Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa xustay in aan la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in ay ka hortageen saddex gantaal oo lagu weeraray magaalooyinka Najran iyo Jazan ee kooofurta wadankaas.

Ma jirto koox sheegtay in ay ka dambeysay mas,uuliyadda gantaalada balse isbaheysiga uu horkacayo Sacuudiga ayaa weerarkaasi ku eedeeayay dowladda Iran oo taageerta maleeshiyadda Xuutiyiinta.

- Advertisement -

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa xustay in aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay gantaaladaasi balse la doonayey in lagu bartilmaameedsado gobalka hodanka ku ah saliida oo ku dhaw xadka Yemen.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda gaashaandhiga ee Sacuudiga ayaa lagu sheegay in gantaalada oo laga hortagay ay dhaawacyo ka soo gaareen labo caruur ah.

Weerarkan ayaa yimid afar maalmood ka hor oo drones lagu xiray gantaalo lala bartilmaameedsaday garoonka diyaaradaha ee Abha halkaasoo ay ku dhaawacmeen sideed ruux.

- Advertisement -

Inta badan weeraradaasi ayaa waxaa qaaday maleeshiyadda Xuutiyiinta oo bartilmaameesada magaalooyin ku yaala wadanka Sacuudiga iyadoo sannadkii 2019 ay gantaalo ku dhufteen labo shirkadood oo ah kuwa saliida.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts