HomeCaalamkaSuuriya oo soo dhaweysay Codsi uga yimid Dowladda Lubnaan

Suuriya oo soo dhaweysay Codsi uga yimid Dowladda Lubnaan

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Suuriya ayaa lagu soo warramayaa inay soo dhaweysay codsigii Lubnaan ee ahaa in korontada laga soo xiriiriyo suuriya, heshiiskan ayaa looga gol-leeyahay in wax looga qabto koronto la’aanta ka taagan Lubnaan. Qorshahaan ayaa laga wada xaajooday ka dib markii wafdi ka socday Lubnaan uu gaaray magaalada Dimishiq. Kulankaas ayaa ahaa kii ugu muhiimsanaa oo labada […]

- Advertisement -

Suuriya ayaa lagu soo warramayaa inay soo dhaweysay codsigii Lubnaan ee ahaa in korontada laga soo xiriiriyo suuriya, heshiiskan ayaa looga gol-leeyahay in wax looga qabto koronto la’aanta ka taagan Lubnaan.

Qorshahaan ayaa laga wada xaajooday ka dib markii wafdi ka socday Lubnaan uu gaaray magaalada Dimishiq. Kulankaas ayaa ahaa kii ugu muhiimsanaa oo labada dal dhexmara muddo sanada ah.

- Advertisement -

Mashuuracaan ayaa waxaa ka mid ah isticmaalka gaaska Masar si Urudun koronta looga dhaliyo ka dibna la sii dhexmariyo Suuriya ilaa Lubnaan.

Koronta yarida ba’an ee ka taagan Lubnaan ayaa waxay horseedday dhibaatooyin curyaamiyay adeegga aasaasiga ah.

Latest stories