HomeCaalamkaItoobiya oo shaacisay in Gargaar farabadan uu gaaray Gobolka Tigray

Itoobiya oo shaacisay in Gargaar farabadan uu gaaray Gobolka Tigray

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Itoobiya ayaa Sabtida maanta sheegtay in in ka badan 150 gaadiid sida gargaar Bani’aaadanimo uu labadii maalmood ee la soo dhaafay gaaray Gobolka ay dagaalladu la degeen ee Tigray, ka dib markii Qaramada Midoobay ay ka digtay masiibo ku soo fool leh gobolkan ku yaalla waqooyiga dalkaasi. Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa […]

- Advertisement -

Itoobiya ayaa Sabtida maanta sheegtay in in ka badan 150 gaadiid sida gargaar Bani’aaadanimo uu labadii maalmood ee la soo dhaafay gaaray Gobolka ay dagaalladu la degeen ee Tigray, ka dib markii Qaramada Midoobay ay ka digtay masiibo ku soo fool leh gobolkan ku yaalla waqooyiga dalkaasi.

Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa toddobaadkan sheegay in xannibaadda gargaarka ee saaran gobolka ay uga sii darayso dhibaatada Bini’aadanimo ee ka jirta Tigray iyo in malaayiin qof ay qarka u saaran yihiin gaajo.

- Advertisement -

Ururka Midowga Afrika ayaa sidoo kale ku boorriyay dowladda Itoobiya in ay dardar-geliso dadaallada lagu xaqiijinayo in gargaar la gaarsiiyo gobolka oo ay dagaallo ka socdeen muddo 10 bilood ah.

Wasaaradda Nabadda ee Itoobiya ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in illaa toddobaadkii hore ay socdeen dadaallo lagu doonayo in lagu fududeeyo dhaqdhaqaaqa gargaarka Bani’aadamnimada ee gobolka Tigray.

Latest stories