HomeCaalamkaDad dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Maanta ka dhacay Turkiga

Dad dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Maanta ka dhacay Turkiga

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

6 qof ayaa geeriyootay, 6 kalena waxaa ay ku ku dhaawacmeen Shil ka dhacay Waqooyiga Galbeed ee dalka Turkiga.  Tareen nooca Xamuulka qaada iyo Bas ay shaqaale la socdeen ayaa isku dhacay Aroornimadii Maanta oo Sabti ah.

Shilka ayaa ka dhacay Isgoyska dhabaha Tareenka ee Deegaanka  Ergene ee Gobalka Tekirdağ. Baraka waxa uu waday Shaqaale Wershad markii ay isku dhaceen Tarren ku wajahnaa Degmada u dhow ee Çerkezköy, abaarihii 8-dii Aroornimo ee Xilliga dalkaasi.

- Advertisement -

Dhamaan dadka geeriyooday iyo kuwa ku dhaawacmay Shilkaasi ayaa waxaa ay la socdeen Baska oo aad u burburay.

Sawirka Baska oo sidii Daasad ama Kombo oo kale noqday ayaa yaallay jambiga ama hareerta dhabaha ay  Tareenada adeegsadaan.

Sanadkii 2018-kii, 25 qof ayaa ku geeriyootay Tareen ku qalibmay meel ku dhow Degmadda Çorlu ee dalkaasi.

Latest stories