HomeCaalamkaCiidamo Millateri ah oo Afgambi kula wareegay  Dalka Gunea

Ciidamo Millateri ah oo Afgambi kula wareegay  Dalka Gunea

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamo Millateri ah ayaa ayaa afgambi kula wareegay dalka Guinea ee Galbeedka Afrika, waxaana sidoo kale hadda dalkaasi ka taagan xaalad kacsanaan ah, iyadoo Ciidanka Millaterigu ay haatan gacanta ku dhigeen Madaxweynihii dalkaasi Alpha Conde. Wararka ka imaanaya dalkaasi ayaa ku warramaya in Ciidamadu ay Madaxweynaha Xabsi guri ka dhigeen, waxaana sawirro lasoo qaaday ay […]

- Advertisement -

Ciidamo Millateri ah ayaa ayaa afgambi kula wareegay dalka Guinea ee Galbeedka Afrika, waxaana sidoo kale hadda dalkaasi ka taagan xaalad kacsanaan ah, iyadoo Ciidanka Millaterigu ay haatan gacanta ku dhigeen Madaxweynihii dalkaasi Alpha Conde.

Wararka ka imaanaya dalkaasi ayaa ku warramaya in Ciidamadu ay Madaxweynaha Xabsi guri ka dhigeen, waxaana sawirro lasoo qaaday ay Muujinayaan Ciidanka oo Maxbuus ahaan u haysta Madaxweynihii dalkaasi.

- Advertisement -

Saraakiisha horkacaysa Afgambiga ayaa sheegay in Dowladda kala dirayaan, waxaana warbaahintu ay shaaciyeen in Afgamiga uu hoggaaminayo Korneyl, Mamadi Doumbouya.

Madaxweyne Alpha Conde ayaa lagu doortay doorashadii ugu horreysay ee dimqoraadi ah ee Guinea ka dhacday 2010-kii.

 

Latest stories