HomeWararSafiirkii Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium iyo Yugoslavia oo geeriyootay

Safiirkii Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium iyo Yugoslavia oo geeriyootay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Safiirkii hore ee dalka Soomaaliya u fadhin jirtay dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia Faadumo Maxamed Eenoow ayaa ku geeriyootay Magaalada Toronto ee dalka Canada. Allaha u naxariistee Faadumo Maxamed ayaa sannado badan kasoo shaqeysay Safaarado dowladda Soomaaliya leedahay, waxaana geerideeda xaqiijiyay Prof Maxamed Haji Mukhtaar oo barre ka tirsan Jaamacadda Savana ee gobolka Georgia ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirkii hore ee dalka Soomaaliya u fadhin jirtay dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia Faadumo Maxamed Eenoow ayaa ku geeriyootay Magaalada Toronto ee dalka Canada.

Allaha u naxariistee Faadumo Maxamed ayaa sannado badan kasoo shaqeysay Safaarado dowladda Soomaaliya leedahay, waxaana geerideeda xaqiijiyay Prof Maxamed Haji Mukhtaar oo barre ka tirsan Jaamacadda Savana ee gobolka Georgia ee Mareykanka.

- Advertisement -

Marxuumad Faadumo Maxamed Eenoow ayaa Safiir kasoo noqtay Safaaradaha Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia, sidoo kalena waxaa aheys sharci yaqaan ku hadli jirtay luuqadaha Ingiriiska, Carabiya, Faransiiska iyo Talyaaniga.

Faadumo Maxamed ayaa noqotay gabdhadii ugu horreeysay ee Soomaaliyeed ee Safiir noqota, waxaana ay Safiir ka noqotay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Austria, waxayna soo shaqeysay sideetameeyadii iyo sagaashameeyadii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts