HomeCaalamkaDowladda Ingiriiska oo wada-hadalo hal arrin darteed ula yeelaneysa Taalibaan

Dowladda Ingiriiska oo wada-hadalo hal arrin darteed ula yeelaneysa Taalibaan

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay in mas’uuliyiinteeda ay billaabeen wadahadallo ay la yeelanayaan wakiilo sarsare oo ka tirsan Taalibaan kaas oo ku qotoma sidii muwaadiniinta Ingiriiska iyo kuwa reer Afgaanistaan si nabadgelyo ah loogu daad gureyn lahaa UK. Xafiiska arrimaha dibadda ee Britain ayaa sheegay inay shaqaale dheeraad ah u dirayaan dalalka deriska la ah Afghanistan […]

- Advertisement -

Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay in mas’uuliyiinteeda ay billaabeen wadahadallo ay la yeelanayaan wakiilo sarsare oo ka tirsan Taalibaan kaas oo ku qotoma sidii muwaadiniinta Ingiriiska iyo kuwa reer Afgaanistaan si nabadgelyo ah loogu daad gureyn lahaa UK.

Xafiiska arrimaha dibadda ee Britain ayaa sheegay inay shaqaale dheeraad ah u dirayaan dalalka deriska la ah Afghanistan si ay u caawiyaan dadka isku dayaya inay qaxaan.

- Advertisement -

Dhanka kale Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay go’aankiisa ahaa in ciidamada Mareykanka laga saaro Afghanistan, tallaabadaas oo keentay in Taliban ay dib ugu soo noqdaan awoodda.

Ku sii-dheerayntu ma ahayn ikhtiyaar, ayuu Mr Biden ku yiri khudbad uu jeediyay maalin kadib markii uu dhammaaday 20-sano oo uu Mareykanku joogay Afghanistan.

Latest stories