HomeCaalamkaWHO oo ka digtay khatarta xanuunka COVID-19 ee ku wajahan Yurub

WHO oo ka digtay khatarta xanuunka COVID-19 ee ku wajahan Yurub

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u dhiman karaan xanuunka COVID-19 ee dalalka Yurub ilaa kowda bisha December. Arrintaan ayaa kusoo beegmeeysa xilli dadka reer Yurub ee xanuunka qaadaya ay sii badanayaan, isla markaana ay hoos u dhacday qaadashada tallaalka ka hortaga COVID 19. Guud ahaan waddamada Yurub […]

- Advertisement -

Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u dhiman karaan xanuunka COVID-19 ee dalalka Yurub ilaa kowda bisha December.

Arrintaan ayaa kusoo beegmeeysa xilli dadka reer Yurub ee xanuunka qaadaya ay sii badanayaan, isla markaana ay hoos u dhacday qaadashada tallaalka ka hortaga COVID 19.

- Advertisement -

Guud ahaan waddamada Yurub waxaa kordhay dadka uu soo ridanayo xanuunka Corona Virus noociisa Delta oo ka halis badan noocyadii hore ee COVID-19, gaar ahaan dadka aan wali qaadan tallaalka.

 

Latest stories