HomeCaalamkaDaalibaan oo shaacisay xiliga ay Afganistan uga dhawaaqeyso Dowlad Cusub

Daalibaan oo shaacisay xiliga ay Afganistan uga dhawaaqeyso Dowlad Cusub

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Hoggaamiyayaasha Ururka Daalibaan ayaa waxaa ay si rasmi ah u dhamaystireen La-tashigooda qaab dhismeedka Dowladda imaarada Islaamka ee dalka Afganistan, iyagoona ku dhawaaqi doona Jimcaha soo socda Warar Hordhac ah ayaa sheegayo in Madaxa Xafiiska Siyaasadda ee Daalibaan, C/qani Baradar loo magacaabi doono Wasiirka Arrimaha Dibedda. Maxamed Yacquub oo ah wiil uu dhalay Asaasihii Ururka […]

- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha Ururka Daalibaan ayaa waxaa ay si rasmi ah u dhamaystireen La-tashigooda qaab dhismeedka Dowladda imaarada Islaamka ee dalka Afganistan, iyagoona ku dhawaaqi doona Jimcaha soo socda

Warar Hordhac ah ayaa sheegayo in Madaxa Xafiiska Siyaasadda ee Daalibaan, C/qani Baradar loo magacaabi doono Wasiirka Arrimaha Dibedda.

- Advertisement -

Maxamed Yacquub oo ah wiil uu dhalay Asaasihii Ururka Daalibaan waxaa loo magacaabi doono Wasiirka Difaaca ee Dowladda Imaaradda Islaamka Afganistan.

Afhayeenka Daalibaan, Zabihullaahi Mujaahid ayaa waxaa iyagana loo magacaabi doonaa Wasiirka Warfaafinta, halka Khaliil Xaqaani oo Xubin Sare ka ah Shabakadda Xaqaani noqon doono Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Hoggaamiyaha Ururka Daalibaan, Hibatullaahi Akhonat Zadar ayaa noqon doono Amiirka Imaaradda Islaamka ee dalka Afganistan.

Latest stories