HomeCaalamkaTPLF oo eedeyn u jeedisay Midowga Africa

TPLF oo eedeyn u jeedisay Midowga Africa

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ciidamada fallaagada ee dagaalka ka wada gobolka ay colaaddu ku dhufatay ee Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya, ayaa Midowga Africa ku eedeeyay inuu dhinac u janjeero, maamlmo un kaddib markii midowga uu dhexdhexaadiye u magacabaayay madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo. Afhayeenka kooxda TPLF ayaa sheegay, inaysan kasoo hor jeedin magacaabidda Mr Obasanja, balse ay […]

- Advertisement -

Ciidamada fallaagada ee dagaalka ka wada gobolka ay colaaddu ku dhufatay ee Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya, ayaa Midowga Africa ku eedeeyay inuu dhinac u janjeero, maamlmo un kaddib markii midowga uu dhexdhexaadiye u magacabaayay madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo.

Afhayeenka kooxda TPLF ayaa sheegay, inaysan kasoo hor jeedin magacaabidda Mr Obasanja, balse ay aaminsanyihiin in aanay waxba ka soo bixi doonin hawlaha dhexdhexaadinta.

- Advertisement -

Afhayeenka kooxda TPLF, Getachew Reda, ayaa Midowga Africa ku eedeeyay inay la safteen dowladda Itoobiya.

Latest stories