HomeCaalamkaHalkeey Daalibaan ka heshaa hubka casriga ah ee ay haysato?

Halkeey Daalibaan ka heshaa hubka casriga ah ee ay haysato?

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Muuqaal dhawaan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay dagaalyahannada Daalibaan oo u muuqda inay yihiin astaanta xayaysiis ooo qalabka Mareykanka, gaar ahaan (qalabka milatariga) – helicopterka nooca loo loo yaqaan Black Hawk – ayaa ka kacaysay gegida dayuuradaha ee Kandahar. Diyaaradda oo afar af leh ka sii kacaysay barta diyaaraduhu ka haadaan ee garoonkaas, oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muuqaal dhawaan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay dagaalyahannada Daalibaan oo u muuqda inay yihiin astaanta xayaysiis ooo qalabka Mareykanka, gaar ahaan (qalabka milatariga) – helicopterka nooca loo loo yaqaan Black Hawk – ayaa ka kacaysay gegida dayuuradaha ee Kandahar.

Diyaaradda oo afar af leh ka sii kacaysay barta diyaaraduhu ka haadaan ee garoonkaas, oo ahayd hab dhoollatus ah, waxa ay dunida u dirtay farriin ah: in Taalibaan aanay keliya ahayn koox askar ah oo sita qoryaha darandooriga u dhaca ee Kalashnikov oo saaran baabuur kuwa xamuulka ah.

- Advertisement -

Meel kale, tan iyo markii Kabul laga tuuray 15-kii Ogosto kooxda Islaamiga ah ee mayalka adag, dagaalyahannada Daalibaan waxaa lagu sawiray iyagoo muujinaya hub fara badan iyo gaadiid dagaal oo Mareykanku sameeyay.

Qaarkood ayaa lagu arkay iyagoo wata qalab dagaal oo dhammeystiran baraha bulshada mana la kala sooci karo ciidammada kale ee gaarka ah ee ka kala yimid daafaha dunida. Ma jirin wax gadh dheer ah, iyo hubaal hub daxalaystay sidii laga fili kareyey jabhad duurka ku jirtay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts