HomeCaalamkaMareykanka oo duqeyn diyaaradeed ka fuliyay Kabul

Mareykanka oo duqeyn diyaaradeed ka fuliyay Kabul

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saraakiisha wasaaradda gaashaandigga ee Mareykanka ayaa sheegay inay duqeyn xaga cirka ah ku qaadeen baabuur marayay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan, oo lala xiriirinayay kooxda Dowlada Islaamka, si looga hor tago weerar horleh oo ka fuliyaan garoonka. Waxay ku kalsoonyihiin inay ku guleysteen bartilmaameedkooda, waxayna sheegeen inaysan weli ogaan in dad rayid ah ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha wasaaradda gaashaandigga ee Mareykanka ayaa sheegay inay duqeyn xaga cirka ah ku qaadeen baabuur marayay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan, oo lala xiriirinayay kooxda Dowlada Islaamka, si looga hor tago weerar horleh oo ka fuliyaan garoonka.

Waxay ku kalsoonyihiin inay ku guleysteen bartilmaameedkooda, waxayna sheegeen inaysan weli ogaan in dad rayid ah ay ku wax yeeloobeen.

- Advertisement -

Mareykanka ayaa hore ugu digay inuu helay xog lagu kalsoonaan karo, oo ah in mintidiinta ay weerari doonaan garoonka diyaaradaha ee Kabul.

Dhanka kale, booliska magaalada Kabul ayaa sheegay in canug yar uu ku dhintay gantaal maanta lagu ganay guri ku yaalla meel u dhaw garoonka.

Ugu yaraan 170 qof ayaa qamiistii ku dhimatay weerar ismiidaamin ahaa oo ka dhacay mid kamid ah albaabada laga soo galo garoonka, kaas oo ay fuliyeen kooxda isugu yeera Dowladda Islaamka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts