HomeWararDil Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dil Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowlad Goboleedka Puntland oo Maanta gudaha Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku dilay Darawal Mooto Bajaaj oo kamid ahaa dhalinyaro ku shaqeysanayay Mootada. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in dilka loo geystay Darawalka Mooto uu sigaar ah uga dhacay wadada Soddonka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowlad Goboleedka Puntland oo Maanta gudaha Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku dilay Darawal Mooto Bajaaj oo kamid ahaa dhalinyaro ku shaqeysanayay Mootada.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in dilka loo geystay Darawalka Mooto uu sigaar ah uga dhacay wadada Soddonka ee Garoowe oo ay isticmaalaan gaadiidka Bajaajta, isagoo u geeriyooday rasaas lagu furay.

- Advertisement -

Darawalka oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdixakiin Xuseen Mire, waxaana goobta uu dilkiisa ka dhacay ka baxsaday Ciidankii falkaas fuliyay oo la tilmaamay inay wateen gaari nooca raaxada ah.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in dilka Marxuum Cabdixakiin Xuseen laamaha amniga Puntland ay u qabteen laba Askari oo haatan xiran, iyadoona Meydka la geeyay Isbitaalka Carafaat.

Ciidamada Maamulka Puntland oo hubka ay wataan loogu tala galay in ay ku ilaaliyaan dadka rayidka ah ayaa marar badan dhibaato u geysta shacab aan waxba galabsan, waxaana sidaan oo kale gudaha Magaalada Garoowe loogu dilay Wiilal dhalinyaro ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts