HomeCaalamkaMareykanka oo taageray Ciidamo Dagaal kula jira Maaleeshiyad Isbahaysi ah 

Mareykanka oo taageray Ciidamo Dagaal kula jira Maaleeshiyad Isbahaysi ah 

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha dalka Kongada Dimuqraadiga, Felikis Tashisekedi ayaa waxa uu Ciiddanka Maraykanka u oggolaaday inay ka taageeraan Dagaalka lagula jiro Maaleeshiyadda Isbahaysiga Dimuqraadiga ee ADF ee gacan-saarka la leh Kooxda Daacish. Maleeshiyadaasi waxay weeraro ka geysteen Goballadda Waqooyiga Kivu iyo Ituri tan iyo bilowgii sanadkan. Ciiddanka Khaaska ee Maraykanka waxay taageero siin doonaan dhigooda dalka Kongada Dimuqraadiga si loo sugo dhulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kongada Dimuqraadiga, Felikis Tashisekedi ayaa waxa uu Ciiddanka Maraykanka u oggolaaday inay ka taageeraan Dagaalka lagula jiro Maaleeshiyadda Isbahaysiga Dimuqraadiga ee ADF ee gacan-saarka la leh Kooxda Daacish.

Maleeshiyadaasi waxay weeraro ka geysteen Goballadda Waqooyiga Kivu iyo Ituri tan iyo bilowgii sanadkan.

- Advertisement -

Ciiddanka Khaaska ee Maraykanka waxay taageero siin doonaan dhigooda dalka Kongada Dimuqraadiga si loo sugo dhulka Seerooyinka ee Viruga iyo Garamba oo  ay Kooxda ADF soo weeraraan.

Tallaabada Ciiddanka Maraykanka kaga hawl-gelayaan dalkaasi waxa uu qeyb ka yahay Heshiis ay labada dal kala saxiixdeen sanadkii 2019-kii, sida uu sheegay Danjiraha Maraykanka u jooga Koongada Dimuqraadiga, Ambassador Mayk Hammer.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts