HomeCaalamkaDowladdo shaaciyey inay qaabili doonaan Qaxootiga Afganistan

Dowladdo shaaciyey inay qaabili doonaan Qaxootiga Afganistan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Maraykanka, Uganda iyo Waqooyiga Mesedooniya ayaa sheegay inay qaabili doonaan Kumanaan Qaxooti ka soo baxsanayao Qalaalasaha ka taagan dalkooda. Milliteriga Maraykanka waxay diyaarinayaan Hoyga 22,000 oo Qaxooti Reer Afganistan ah, kuwaasi oo la dejin doono Saldhigyo Milliteri. Dhinaca kale, Uganda ayaa oggolaatay Codsi uu Maraykanka kaga dalbaday inay si Ku-meel-gaar ah u qaabilaan 2,000 oo […]

- Advertisement -

Maraykanka, Uganda iyo Waqooyiga Mesedooniya ayaa sheegay inay qaabili doonaan Kumanaan Qaxooti ka soo baxsanayao Qalaalasaha ka taagan dalkooda.

Milliteriga Maraykanka waxay diyaarinayaan Hoyga 22,000 oo Qaxooti Reer Afganistan ah, kuwaasi oo la dejin doono Saldhigyo Milliteri.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Uganda ayaa oggolaatay Codsi uu Maraykanka kaga dalbaday inay si Ku-meel-gaar ah u qaabilaan 2,000 oo Qaxooti u dhashay Afganistan.

Wasiirada Samafalka, U diyaargarowga Masiibooyinka iyo Qaxootiga ee Uganda, Esther Anyakun Daviniya ayaa sheegtay inuu Madaxweyne Museveni oggolaaday Codsiga qaabilaada Qaxootigaasi.

Waxay kaloo sheegtay in Dufcadii u horeysay ee Qaxootigaasi oo tiradoodu dhan tahay 500 oo qof uu qorshuhu ahaa inay Uganda soo gaaraan bishan 16-di I, balse aysan Uganda soo gaarin.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Waqooyiga Mesedooniya waxay sheegtay inay qaabili doonto 450 Qaxooti oo Reer Afganistan, kuwaasi  oo ay ka mid yihiin  kuwii ka shaqeyn jiray Hawlaha Samafalka, Nabad-ilaalinta, Suxufiyiinta, Turjumaanada, Dhaqdhaqaaqayaasha iyo Qoysaskooda iyo kuwii la shaqeyn jirey Ciiddanka NATO iyo kuwa Waqooyiga Mesedooniya ee Afganistan ka hawl-geli jirey.

Latest stories