HomeCaalamkaCiidankii hore ee Afganistan oo ku biirayo Ciidanka Iska-Caabinta Daalibaan

Ciidankii hore ee Afganistan oo ku biirayo Ciidanka Iska-Caabinta Daalibaan

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ciiddankii Dowladdii Ashraf Qaani ee diiday inay isku dhiibaan Daalibaan iyo kuwa u daacadda ah Jeneral C/Rashid Dostum ayaa la sheegay inay u jiheysteen si ay ugu biiraan Ciiddanka u daacadda ah Madaxweyne-ku-Xigeenkii dalkaasi, Amurullaahi Saalax oo ku sugan Gobalja Panjshir ee Waqooyiga dalkaasi. Ciiddanka Madaxweyne-ku-xigeenka waxaa la sheegay inay ku soo biirayaan 10,000 oo […]

- Advertisement -

Ciiddankii Dowladdii Ashraf Qaani ee diiday inay isku dhiibaan Daalibaan iyo kuwa u daacadda ah Jeneral C/Rashid Dostum ayaa la sheegay inay u jiheysteen si ay ugu biiraan Ciiddanka u daacadda ah Madaxweyne-ku-Xigeenkii dalkaasi, Amurullaahi Saalax oo ku sugan Gobalja Panjshir ee Waqooyiga dalkaasi.

Ciiddanka Madaxweyne-ku-xigeenka waxaa la sheegay inay ku soo biirayaan 10,000 oo Askari oo ku hubeysan Hubka fudud iyo Qalabka culus ee Ciiddamada.

- Advertisement -

Ma kala cadda halka ay Taageerada ka helayaan Ciiddankaasi la sheegay inay ka soo horjeedaan Daalibaan.
Dagaal ayaa la sheegay inuu Ciiddankaasi iyo kuwa Daalibaan ku dhex marayo qeybo ka mid ah Waqooyiga Afqaanistan.

Latest stories