HomeCaalamkaBiden oo dusha laga saaray mas’uuliyadda Go’aankii looga baxay Afganistan

Biden oo dusha laga saaray mas’uuliyadda Go’aankii looga baxay Afganistan

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

La-taliyaha Ammaanka Qaranka ee Aqalka Cad ee loogaarrimiyo Maraykanka, Jake Sullivan ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Washington, wuxuuna xusay inay isaga, Madaxweyne Bideniyo xubnaha kale ee Xukuumadad qaadi doonaan mas’uuliyada Go’aanada la xiriira Ka-bixitaanka Afganistan. “Biden ayaa qaadanaya Mas’uuliyadda Go’aan kasta ee ay Dowladda Maraykanka ka qaadatay Afganistan” ayuu […]

- Advertisement -

La-taliyaha Ammaanka Qaranka ee Aqalka Cad ee loogaarrimiyo Maraykanka, Jake Sullivan ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Washington, wuxuuna xusay inay isaga, Madaxweyne Bideniyo xubnaha kale ee Xukuumadad qaadi doonaan mas’uuliyada Go’aanada la xiriira Ka-bixitaanka Afganistan.

“Biden ayaa qaadanaya Mas’uuliyadda Go’aan kasta ee ay Dowladda Maraykanka ka qaadatay Afganistan” ayuu yiri La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, wuxuuna sii raaciyey inay isaga iyo xitaa saaxiibadiisa qaadanayaan mas’uuliyadaasi.

- Advertisement -

Madaxweyne Biden waxa uu eedeymo kala kulmay qaabkii loogu talagalay daad-gureynta dadka rayidka ee Afganistan iyo Muuqaaladii Fowdada iyo Isku-dhex yaaci ka jiray ee Garoonka Kabul , taasi oo dad badan soo xusuusisay Ka-bixitaankii Ciiddanka Maraykanka ee Dagaalkii Saygoon ee dalka Vietnam sanadkii 1975-kii.

Latest stories