HomeCaalamkaDiyaarad nooca xamuulka oo Hawada ku burburtay

Diyaarad nooca xamuulka oo Hawada ku burburtay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diyaarad Xamuul oo ay lahaayeen Ciiddanka Raashiya ayaa maanta burburtay, xilli ay ku jirtay Duullimaad Tijaabo ah. Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Ilyushin Il-112V military transport plane waxay ku burburtay meel ku dhow Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Kubinka oo 63 KM dhanka Galbeed kaga toosan caasimadda dalka Raashiya ee Mosko. Saldhigaasi ayaa lagu wadaa in dhamaadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad Xamuul oo ay lahaayeen Ciiddanka Raashiya ayaa maanta burburtay, xilli ay ku jirtay Duullimaad Tijaabo ah.

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Ilyushin Il-112V military transport plane waxay ku burburtay meel ku dhow Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Kubinka oo 63 KM dhanka Galbeed kaga toosan caasimadda dalka Raashiya ee Mosko.

- Advertisement -

Saldhigaasi ayaa lagu wadaa in dhamaadka isbuucan lagu qabto Bandhiga Diyaaradaha iyo Qalabka Milliteriga.

Muuqaalo laga baahiyey Telefishinka Dowladda Raashiya iyo Baraha Bulshada ayaa waxa ka muuqday Diyaaradda oo uu Olol qabsaday, ka hor intaysan dhulka ku qarxin.

Waxaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen 3 Duuliye oo la socday Diyaaradaasi oo mgacyadooda lagu kala sheegay: Nikolai Kuimov, Dimitry Komarov iyo Enjineer Nikolai Khuldeyev.

- Advertisement -

Warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegayo inuu Shilkaasi dhacay, kadib, markii uu dab ka kacay mid ka mid ah Labada Matoor ee Diyaradda.

Kooxaha Gurmadka ayaa gaaray goobta ay kuburburtay Diyaaradaasi oo ahayd noocii ugu dambeeyey ee Ilyushin 112V.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts