HomeCaalamkaDEG DEG:-Dagaal culus oo ka socda Gobol ka tirsan Afganistaan

DEG DEG:-Dagaal culus oo ka socda Gobol ka tirsan Afganistaan

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciidan u daacad ah Madaxweyne-ku-xigeenka Afganistan,  Amrullaahi Saalax ayaa waxay maanta dib u qabsadeen Deegaanka Charikar ee Gobalka Parwan ee Waqooyiga magaalladda Caasimadda ah ee Kabul. Haatan, waxa uu Dagaalka ka socdaa Gobalka Panjshir Gorge,  sida ay Ilo Milliteri u sheegeen Warbaahinta Raashiya ee Sputnik, wuxuuna dhexmarayaa Ciidanka Madaxweyne-ku-xigeenka Afganistan iyo kuwa Daalibaan. Ilo-wareedka ayaa […]

- Advertisement -

Ciidan u daacad ah Madaxweyne-ku-xigeenka Afganistan,  Amrullaahi Saalax ayaa waxay maanta dib u qabsadeen Deegaanka Charikar ee Gobalka Parwan ee Waqooyiga magaalladda Caasimadda ah ee Kabul.

Haatan, waxa uu Dagaalka ka socdaa Gobalka Panjshir Gorge,  sida ay Ilo Milliteri u sheegeen Warbaahinta Raashiya ee Sputnik, wuxuuna dhexmarayaa Ciidanka Madaxweyne-ku-xigeenka Afganistan iyo kuwa Daalibaan.

- Advertisement -

Ilo-wareedka ayaa waxaa ay sheegeen inuu  Gobalkasi leeyahay waddada Istaraajiyadda muhiimka leh ee ka gudubta Charikar ilaa Hulka Salang Tunnel oo ah hul magaalladda Kabul ku xira magaalladda Masaara-Shariif oo ah magaalladda ugu weyn ee Waqooyiga Afganistan.

Mar sii horeysay, Amiirullaahi Saalax waxa uu sheegay inuusan jeclaysanin inuu Madaxweyne Ashraf Qaani u baxsado Dibedda.

Dastuurka Afganistan waxa uu dhigayaa haddii uu Madaxweynaha meesha ka baxo inuu  Madaxweyne- Ku-xigeenka noqonayo Sii-Haye Xilka Madaxweynaha (Caretaker President).

- Advertisement -

Dhammaan Gobolada iyo Caasimadda dalka Afganistan ee Kaabul ayaa waxaa gacanta ku haaya oo la wareegay Xarakada Daalibaan, waxaana dalkaas isaga cararay Madaxweyne Ashraf Qaani iyo inta badan Madaxdii dalkaas.

Latest stories