HomeCaalamkaDalibaan oo ku dhawaaqday Cafis Guud farriina u dirtay Shaqaalaha Afganistan

Dalibaan oo ku dhawaaqday Cafis Guud farriina u dirtay Shaqaalaha Afganistan

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ururka Daalibaan ayaa waxay Cafis u fidiyeen dhamaan Shaqalaha Dowladda Afganistan, waxayna ku booriyeen inay  dhamaantooda oo ay Haweenka ku jiraan ku soo laabtaan Shaqada, 2 maalin kadib, markii ay Kooxda Daalibaan la wareegeen Awoodda dalka Afganistan. Enamulalhi Samangani oo xubin ka ah Guddig Dhaqanka ee Daalibaan ayaa Cafiskaasi kaga dhawaaqay Telefishinka Dowladda Afganistan ee ay […]

- Advertisement -

Ururka Daalibaan ayaa waxay Cafis u fidiyeen dhamaan Shaqalaha Dowladda Afganistan, waxayna ku booriyeen inay  dhamaantooda oo ay Haweenka ku jiraan ku soo laabtaan Shaqada, 2 maalin kadib, markii ay Kooxda Daalibaan la wareegeen Awoodda dalka Afganistan.

Enamulalhi Samangani oo xubin ka ah Guddig Dhaqanka ee Daalibaan ayaa Cafiskaasi kaga dhawaaqay Telefishinka Dowladda Afganistan ee ay gacanta ku hayaan.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inaysan Daalibaan doonaynin inay Haweenku noqdaan Dhibanayaal.

Mar uu ka hadlayey Qaab Dhismeedka Dowladda cusub waxa uu sheegay inuusan si buuxda u caddayn, balse asaas looga dhigi doono Khibradda iyo Hoggaamin buuxda oo Islaami ah.

Latest stories