HomeCaalamkaAskar Turkish oo lagu dilay Qarax ka dhacay Waqooyiga Iraq

Askar Turkish oo lagu dilay Qarax ka dhacay Waqooyiga Iraq

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee Turkiga ayaa lagu sheegay in 3 Askari la dilay, halka 2 kalena lagu dhaawacay qarax miino oo lala beegsaday Hawlgal ka dhacay Waqooyiga dalka Iraq.

Maleeshiyo ka tirsan Kooxda PKK ayaa la sheegay inay Ciiddanka laa beegsadeen Miino nooca dhulka lagu aaso, iyadoo Askarta la dhawacay la dhigay Isbitaalka.

- Advertisement -

Toddobaadkii la soo dhaafay, Kooxda PKK waxay Hoobiye ku weerareen Saldhig ay Milliteriga Turkiga ku leeyihiin Waqooyiga Iraq, iyadoo uu hal Askari ku dhaawacmay, kaasi oougu dambeyntii dhaawacii ugu geeriyooday Isbitaalka.

Kooxda Kurdiyiinta Hubeysan ee PKK waxay in ka badan 35 sano Hawlgalo Hubeysan ka wadaan dalka Turkiga, oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 40,000 oo qof oo u badan Haween iyo Carruur.

Dalalka Turkiga, Maraykanka iyo dalalka Midowga Europe waxay Kooxdaasi u aqoonsan yihiin Urur Argagixiso.

- Advertisement -

Latest stories