HomeCaalamkaRa’isul Wasaarihii dalka Malaysia Muxiyadiin Yaasiin oo is Casilay

Ra’isul Wasaarihii dalka Malaysia Muxiyadiin Yaasiin oo is Casilay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Muxiyadiin Yaasiin oo muddo 17-bilood hayey xilka Ra’isul-wasaaraha dalkaasi ayaa Is-casilay, iyadoo ay Xukuumadiisana burburtay. Ra’isul-wasaaraha ayaa waayey Taageeradda Isbahaysigiisa, wuxuuna noqday Ra’isul-wasaaraha ugu xilka gaabnaa ee dalkaasi soo mara. Boqorka dalka Malaysia, SuldaanC/llaahi Suldaan Axmed Shaah waxa uu aqbalay Is-casilaadda Ra’isul-wasaarihii dalkaasi, iyadoo RW is-casilay laga dalbaday inuu xilkii sii hayo inta Ra’isul-wasaare cusub […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muxiyadiin Yaasiin oo muddo 17-bilood hayey xilka Ra’isul-wasaaraha dalkaasi ayaa Is-casilay, iyadoo ay Xukuumadiisana burburtay.

Ra’isul-wasaaraha ayaa waayey Taageeradda Isbahaysigiisa, wuxuuna noqday Ra’isul-wasaaraha ugu xilka gaabnaa ee dalkaasi soo mara.

- Advertisement -

Boqorka dalka Malaysia, SuldaanC/llaahi Suldaan Axmed Shaah waxa uu aqbalay Is-casilaadda Ra’isul-wasaarihii dalkaasi, iyadoo RW is-casilay laga dalbaday inuu xilkii sii hayo inta Ra’isul-wasaare cusub laga soomagacaabayo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts