HomeWararTurkiga oo lagu xiray dad weeraray Qaxootiga Suuryaanka

Turkiga oo lagu xiray dad weeraray Qaxootiga Suuryaanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Boliska Turkiga waxay maanta gacanta ku dhigeen 76 qof oo lala xiriirinayo weerar loo geystay Guryo iyo Goobo Ganacsi oo ay Qaxootiga Suurya leeyihiin. Ugu yaraan 38 ka mid ah dadka la xiray ayaa la sheegay inay horey diiwaan Dembiyeed u lahaayeen. Boqolaal Burcad ah ayaa xalay isugu soo baxay Waddooyin ku yaalla magaalladda Ankara, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska Turkiga waxay maanta gacanta ku dhigeen 76 qof oo lala xiriirinayo weerar loo geystay Guryo iyo Goobo Ganacsi oo ay Qaxootiga Suurya leeyihiin.

Ugu yaraan 38 ka mid ah dadka la xiray ayaa la sheegay inay horey diiwaan Dembiyeed u lahaayeen.

- Advertisement -

Boqolaal Burcad ah ayaa xalay isugu soo baxay Waddooyin ku yaalla magaalladda Ankara, iyagoo weeraray, isla markaana burburiyey goobo Ganacsi oo ay Qaxootiga Suuryaanka lahaayeen.

Shaqaaqadan ayaa timid, kadib, markii Wiil Turkish ah lagu magacaabi jirey Emirhan Yalkin oo 18-jir ahaa lagu dilay dagaal uu la galay Koox Qaxooti ka yimid Suurya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts