HomeWararRW Rooble oo Jaaliyadda Soomaaliyeed kula kulmay xarunta Safaaradda Soomaaliya

RW Rooble oo Jaaliyadda Soomaaliyeed kula kulmay xarunta Safaaradda Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaa;la Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo mar dhow ay dib u dhis ku sameysay Dowladda Soomaaliy, halkaas oo uu kula hadlay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Jaaliyadda kula dardaarmay in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaa;la Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo mar dhow ay dib u dhis ku sameysay Dowladda Soomaaliy, halkaas oo uu kula hadlay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Jaaliyadda kula dardaarmay in ay ixtiraam kula noolaadaan dadka reer Kenya ee soo dhaweeyay, ugana shaqeystaan si nabadgelyo ah.

- Advertisement -

“Kaliya waxaan rabaa inaan is xasuusino oo aan iskula dar daarano, waxaan joognaa Wadanka dariska ah ee Kenya oo si wanaagsan idin soo dhaweeyay oo ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan ee Geeska Afrika, ixtiraam ayaa la idinku leeyahay, u ilaaliya dalkan sida dalkiina oo kale, uga shaqeysta sida dalkiina oo kale, Laakiin aniga waxaan jeclahay inaad ii soo duceysaan oo aan dalka doorasho xor iyo xalaal ah geliyo”. ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts