HomeWararShariif Sheikh Axmed oo ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Dhuusamareeb

Shariif Sheikh Axmed oo ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay hannaanka ay u qabsoontay doorashadii Aqalka Sare ee maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudu, halkaasi oo lagu soo doortay lix Senator. Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee la doortay, waxaana uu Alle uga baryay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay hannaanka ay u qabsoontay doorashadii Aqalka Sare ee maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudu, halkaasi oo lagu soo doortay lix Senator.

Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee la doortay, waxaana uu Alle uga baryay in uu u fududeeyo mas’uuliyadda loo igmaday,

- Advertisement -

“Waxaan madaxda iyo shacabka Dowladda Galmudug ku bogaadinayaa qabsoomidda doorashada aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Hambalyo ayaan sidoo kale leeyahay Senatarada maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

1- Sen. Cabdixakiim Macallin Axmed

- Advertisement -

2- Sen. Saciid Siyaad Shirwac

3- Sen. Samsam Daahir Maxamuud

4- Sen. Duniyo Maxamed

5- Sen. Cabdi Axmed Dhuxulow

6- Sen. Yuusuf Geelle Ugaas

Waxaan Alle u weydiinaynaa inuu la garab galo, una fududeeyo mas’uuliyadda adag ee la saaray”. Ayuu yiri Musharax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts